Talaalka Cudurka Cagaarshowga oo laga bilaabay Baladweyne

0
102

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Cusbitaalka City Ayaa magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ka bilaabay Talaalka Cudurka Cagaarshowga kaasi oo ah mid bilaash ah.

Cudurka Cagaarshowga ayaa kamid ah cudurada ka dhaca caloosha iyo Beerka kaasi oo dhibaato badan ku haaya bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here