Taleefanada casriga ah oo dhib ku haya ardayda Baydhabo

0
71

Baladweyne (Radio Beerlula)- Shir jaraaid uu xafiiska ku qabtay gudoomiyaha Midowga Iskuulaadka nidaamiga Degmada Baydhabo Muxidiin Sharif Isack ayuu kaga hadlay dhibaatooyinka Mobileeda Smart Phone ku haayo ardeyad wax barato.

Waxaa uu shegay in ardeyda badankood aysan dib ugu laaban daruusta lasiiyo iyagoo taa badalkeeda aad u isticmaala baraha bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here