Taliska Taraafikada Maagalada Kismaayo oo qorsho cusub u sameeyay gaadiidleeyda Magaaladaasi.

0
236

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Taliska ciidanka Taraafikada wadooyinka Magaalada Kismaayo ayaa gadiidleeyda magaaaladaasi u sameeyay qorshe looga hortagayo in gaadiidka xamuulka ah lagu baakimo wadada halboowlaha ah ee magaaladaasi oo horay u eheed mid mashquul ah .

Qorshahaan uu taliska ciidanka Taraafikada wadooyinka Magaalada Kismaayo sameeyay ayaa ah in gadiidka lagu raro laguna dajiyo Boosteejada Xaaji Jaamac oo kamid ah boosteejoyinka  ku yaalla magaaladaasi.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaney