Taliyaha Cusub ee saldhiga Baladweyne oo la wareegay xilka

0
116

Baladweyne ( Radio Beerlula )-IWasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga Hirshabelle Liibaan Cabdiraxmaan Cali ,taliyaha qeybta booliska gobolka Hiiraan Col Isaaq Cali Cabdulle Gudoomiyaha degmada Baladweyne Cumar Cabdulaahi Calasoow iyo masuulyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay saldhiga booliska oo xilka kula wareegayay taliyaha cusub ee ciidamada booliska magaalada Baladweyne xidigle Axmad Cali oo badalaya taliyihii hore ee ciidamada booliska magaalada Baladweyne Bishaar Xuseen Jimcaalle.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin