Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiiro, xildhibaano ka tirsan maamulka hirshabeelle, saraakiisha ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Soomaaliya, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada baladweyne ayaa ka qeyb galay Aaska allaha u naxariistee taliyahii qeybta booliska gobolka Hiiraan Gaashanle dhexe Maxamed Macow Xalane oo maanta lagu aasay qabuuraha Guufaale ee magaalada Baladweyne.
Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.