Tallaalka caruurta ka yar shanta sano oo laga Daah-furay furay Baladweyne.

0
134

Baladweyne (Radio Beerlula)- Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda iyo Siyaasadda gobolka Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdulle ayaa magaalada Beledweyne ka furay tallaalka carruurta ka yar 5-ta sano ee aan qaadan talaalka ama dhameysan.

Daahfurka talaalkan waxaa ka qeybgalay isku duwayaaasha caafimaadka qaar kamid ah degmooyinka gobolka Hiiraan ,masuuliyiin ka socday Hay’adda Save children iyo madax kale.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.