Tartamada ciyaaraha Baladweyne oo dhalinyarada u noqday madadaalo ay kaga nastaan shaqo la’aanta heysta

0
397

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dhalinyaradan oo inta badan heystan shaqooyin islamarkana ku nool magaalada Baladweyne ayaa isku madadaaliya  Daawashada Ciyaaraha Kubada Cagta Gaar ahaan koobabka kasocda Magaalada beledweyne.

Qaarka mid ah dhalinyarada shaqo la’aanta ee galabtii u soo daawasha taga tartamada kubadda cagta  ee ka socda magaalada Baladweyne ayaa radio Beerlula u sheegay inay tartamadan ay madadaalo u noqdeen iyagoo codsaday in la sii wado tartamada.

Gudoomiyaha Xiriirka Kubada Cagta degmada Baladweyne Abshir Xaashi Weheliye ayaa balan qaaday in ay sii wadi doonan tartamada kubadda cagta.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here