Tartan Aqoneedka Bisha Ramadaan oo lagu soo gabagabeyay Kismaayo

0
153

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Iskuulka hoose dhexe mustaqbal ee Magaalada kismaayo ayaa soo gabagabeeyay tartan aqooneedka bisha barakaysan ee Ramadaan oo sanadkii labaad oo xiriir ah ay u qabanayaan ardayda wax kabarato iskuulka.

Tartankaan inta uu socday ayaa waxa ka qayb galay kooxo badan oo ka kala socday dusiga mustaqbal waxa ay ku tartaamaayeen maadooyiinka Xisaabta, Saynis , Cilmiga Bulshada, iyo Maadooyin kale.

Warbixintan waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.