Tartan aqooneed loo qabtay ardeyda iskuulka Luqmaan oo lagu soo gaba gabeeyay Baladweyne.

0
165

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Dugsiga Hoose dhexe ee Al-Luqmaan ee magaalada Baladweyne ayaa soo xiray Taratan aqooneed loo qabtay ardayda wax kabarato Dugsiga.

Ujeedka loo qabtay tartanka ayaa ahaa sidii loo qiimeeyn lahaa heerka waxbarashada ardayda islamarkaana sare loogu qaadi lahaa fahamkooda daraasada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here