Tartan Ciyaaraha kubada cagta oo laga daahfuray magaalada Jowhar ee maamulka Hirshabelle.

0
133

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeele ayaa lagu qabtay tartan kubada cagta ah oo socon doono mudo 45 maalmood oo ay ka qayb gelayaan inkabadan 10 kooxood oo kadhisan magaalada Jowhar.

Ujeedka loo qabtay tartanka ayaa waxa ay tahay sidii sare loogu qaadi lahaa xirfada dhalinyarada kuwaasi oo Ciyaro kubada Cagta iyo sidii loo heli lahaa ciyaartooy matasha maamul goboleedka Hirshabeele.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.