Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Waaciye ee Gobolka Karkaar ayaa lagu qabtay munaasabad lagu so xirayay koob kubada cagta ah oo loo qabtay 7-kooxood oo kala matalayay degmooyinka gobolka Karkaar.
Munaasabada soo xiritaanka waxaa kusugnaa maamulka gobolka Karkaar, madax kasocotay xiriirka kubada Cagta Puntland ciyaartooy iyo gudoomiyayaasha degmooyinka .
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


