Baledweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Balcad ee Gobalka Shabeellaha dhexe ayaa laga daahfuray tartan kubadda cagta kaasi oo loo qabtay kooxaha heerka sadexaad.
Munaasabadda lagu daahfurayey tartankaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Degmada Balcad Qaasim Cali Nuur , Gudoomiyaha Xiriirka kubadda cagta Aweys Cali Daahir , Dhallinyaro, iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.