Tartan kubadda cagta oo laga daah furay Degmada Balcad.

0
38

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Balcad ee gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa laga daahfuray tartan kubadda cagta kaasi oo lagu maamuusaayo bisha barakeysan ee Ramadaan.

Munaasabadda lagu daahfurayey tartankaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Degamada Balcad , Ciyaartooyda loo qabtay tartanka, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.