Baledweyne ( Radio Beerlula )- Shirkada Telecom faraceeda magaalada Hargaysa ayaa daahfurtay tartan kubada cagta kaasi oo loogu talagalay isdhexgalka Dhallinyarada.
Daahfurk Tartankaan Ayaa Waxa ka qeybgalay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada Ciyaaraha Soomaliland, Madaxda Shirkada Telecom, Dhallinyaro iyo bahda Ciyaaraha.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


