Tartan kubada cagta oo loo qabtya Dhallinyarada Cuslaatay ee Gobollada Soomaliland oo lasoo gabagabeeyay

0
163

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargaysa ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo xiray tartan kubadda cagta ee loo qabtay Dhallinyarada cuslaatay ee 11 Gobal oo ka tirsan maamulka Soomaliland kaasi oo ay taabaneeysay Shirkada Dahabshiil waxaana ku guuleeystay Gobalka Gabileey.

Munaasabada lagu soo xiray Taratanka ayaa waxaa goob joog ahaa Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Dhallinyarada Ciyaaraha Soomaliland, Xubno ka tirsan Shirkada Dahabshiil , Dhallinyaro iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here