Tartan kubada Gacanta oo ka furmay Magaalada Muqdisho.

0
132

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay tartan kubada gacanta oo ay soo qaban qaabisay xiriirka Kubada Gacanta Soomaaliya waxaana ka qayb galaya dugsiyada sare ee ku yaalo magaalada muqdisho.

Ujeedka loo qabtay tartanka ayaa waxa ay tahay sidii sare loogu qaadi lahaa xirfada dhalinyarada kuwaasi oo Ciyaaro kubada gacanta iyo sidii loo heli lahaa ciyaartooy matasha mustaqbalka qarankeena Soomaliya.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey