Tartan kubadda cagta ah oo laga daah furay degmada Sheekh

0
67

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Cabdirashiid Caydiid Yasiin ayaa degmada Sheekh ka daahfuray tartan kubadda cagta oo loogu talogalay isdhexgalka bulshada kaasoo ay ka qeyb galayaan sideed ka mid ah kooxaha heerka koowaad.

Furitaanka tartankan ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka degmada Sheekh, bahda Ciyaaraha maagalada, madax ka socodo wasaarada Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.