Tartan kubadda cagta ah oo laga daah furay Gabiley.

0
65

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Tartanka kubada cagta Heerka saddexaad ayaa laga daahfuray magaalada Gabileey.

Tartankaan ayaa waxaa ka qayb galaya labaatan iyo lix kooxood kuwaas oo toban kamid ah loo diwaan gelin doono Heerka saddexaad.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.