Tartan kubadda cagta ah oo laga furay magaalada Oodweyne.

0
98

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Tartan kubada cagta ayaa laga daahfuray magaalada Oodweyne ee gobalka Daad-mareer kaasi oo loo qabtay kooxaha ka dhisan deegaanada hoosyimaada magaaladaasi.

Daahfurka tartanka ayaa waxaa kasoo qaybgalay gudoomiyaha Daad-mareer iyo iskuduwaha Ciyaaraha gobalka Daad-mareer , Maamulka magaalada Odweeyne,  Dhallinyaro, Bahda Ciyaaraha Degamada iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.