Baladweyne (Radio Beerlula)-Tartanka kubadda cagta ee Ramadaan Cup oo ay ku loolamayaam qaybo ka mid ah xafiisyada heer deegaan iyo Jaamacada Jigjiga ayaa ka furmay magaalada Jigjiga
Waxana ka qeyb galaya 8 koox waxana soo qaban qabiyay kuliyada mareeynta adeega shacabka ee DDS.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.
Audio Player


