Baladweyne ( Radio Beerlula)-Jaamacada Palasma faraceeda magaalada Kismayo ayaa magaaladaasi ku soo gabagabeeysay tartanka kubadda cagta ee lagu maamuusaye sanad-guurada 20-aad ee Jaamacadda Plasma.
Tartaankan ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka jaamacada bahda isportiga maagalada wax garad maamulka magaalada Kismaayo iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen


