Tartan kubadda cagta ah oo lagu maamuusayo bisha barakeysan oo laga daah furay Baladweyne

0
161

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maayarka magaalada Baladweyne Nadar tabaax maalin ayaa garoonka kubadda cagta ee Buula-xableey ka daah-furtay tartanka kubadda cagta oo aay qabaneeyso wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha maamulka Hirshabeelle.

Tartankaan ayaa waxaa ka qeeybagalayo afartan iyo laba koox oo ah heerka kobaad islamarkana laga soo kala xulay afarta xafadood ee magalada Baladweyne.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here