Tartan kubadda cagta ah oo lagu soo gaba gabeeyay Burco

0
45

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Burco ee Gobalka togdheer ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay tartan kubadda cagta ah kaasi oo loo qabtay koox ka dhisan magaaladaasi.

Xiritaanka tartanka waxaa ka qayb galay wasiiro ka dirsan maamulka Somaliland maamulka gobalka togdheer bahada Ciyaaraha iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here