Tartan kubadda cagta ah oo lagu soo Gaba gabeeyay deegaanka Biya-Cadde.

0
123

Baladweyne (Radio Beerlula)- Mas’uuliyiin ka tirsn Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa Deegaanka Biya-Cadde gobalka Shabeelada dhexe ku soo gabegabeeyay tartan Ciyaareed kaasi oo loo qabtay dhalinyarada Deegankaasi.

Munaasabada loogu soo xiraayay Tartanka ayaa waxaa ka qayb galay xidhibaanno katirsan Dowalad gobaleedka Hirshabeelle maamulka deegaanka dhalinyaro iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo heysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.