Tartan kubadda cagta ah oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Boorama.

0
42

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boorama ee Gobalka Awdal maamulka soomaliland ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu soo gabagabeyay tartan quraanka kariimka ah islamarkaana abaal marina lagu gudoon sinayay ardayda kaalmaha hore galay kaasi oo aay qabatay mu’asasatu Jiil Qur’aan.

Munaasabada lagu soo xerayay tartanka ayaa waxaa ka qeeyb galay xubno ka tirsan maamulka gobalka awdal culumu u diin iyo qaar kamid ah walidiinta ardayda tartantay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.