Tartan kubadda cagta ah oo lagu soo gunaanaday Baladweyne.

0
79

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa manta lagu soo gabagabeyay tartan kubadda cagta ah oo loo qabtay dhalinyarada cuslaatay islamarkana kala matalayay afarta xafadood ee magalada.

Tartanka oo aay taaba gilisay shirkada korontada ee dayax ayaa waxaa ku guuleystay kooxda xaafada Buundaweyn waxaana munaasabadda lagu soo xareyay Tartanka ka qeeybagalay maayrka magalada Baladweyne Nadar tabaax maalin,Gudoomiyaha dhalinyarada Hirshabeelle cabdirisaaq Maxamed Cabdullaahi,Gudoomiyaha Xariirka kubadda cagta Degmada Baladweyne Cismaan ciil Cali Xassan iyo madax ka socotay shirkada korontada ee dayax.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here