Tartan kubadda cagta ah oo lagu soo xeray Hargeysa

0
43

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa lagu soo xiray tartanka kubada cagta kaasi oo ka socday Turkish Stadium ee magaaladaasi.

Munaasabada lagu soo xirayay tartankaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Dowlada Hoose Hargeysa, Dhallinyaro iyo kooxaha loo qabtay Tartanka.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey