Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha ciyaaraha magaalada Gaalkacyo iyo gudoomiye ku xigeenka Gaalakacyo ee dhanka Galmudug ayaa daahfuray tartan kubadda cagta ah oo lagu xoojinayo is-dhexgalka bulshada magaaladaasi.
Tartaankan oo loo qabtay 4 kooxood ayaa waxaa taaba gelinaya Hay adda CBD waxaana furitaankiisa ka qeybgalay ciyaartooydii hore Gaalkacyo, maamulka magaalada iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen


