Tartan kubadda cagta ah oo loo qabtay ardeyda dhigata jaamacadda Central ee Baladweyne

0
92

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Jaamacadda Central ee magaalada Baladweyne ayaa garoonka Buula xaableey tartan kubada cagta ah ugu daahfuray ardayda wax ka barto Jaamacadda.

Munaasabada lagu daahfurayey tartankaan ayaa waxaa goob joog ahaa Gudoomiyaha Ciyaaraha Degamada Baladweyne Mudane Cusmaaciil Cali Xasan Sidaani , Maamulka Jaamacadda , Dhallinyaro iyo Ciyaartooyda loo qabtay tartanka.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here