Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Boosaso gaar ahaan xaafadda Horseed ayaa laga daahfuray tartan kubadda cagta ah kaasi oo ay ka qeybgalayaan qaar kamid ah kooxaha magaalada Boosaaso si kor loogu qaado is dhaxgalka bulshada.
Yaasiin Cabdi waaxid Dhahar oo kamid ah dhallinyarada magaalada Boosaaso oo soo qaban qaabiyay tartankan ciyaareedkan ayaa ka waramaya kaalinta tartanada kubadda cagta ah ay ka qaada karaan is dhaxgalka bulshada isagoo sheegay inu qaba doono tartano kale.
Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin