Tartan kubadda cagta oo ka furmay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir

0
265

Baladweyne ( Radio Beerlula )-  Gudoomiha Ispoortiga ee Degmada Shangaani Maxamed Cabdi Abuukar ayaa magaalada muqdisho ka daahfuray Tartanka kubada cagta waaxaha degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir.

Furitaanka Tartankaan ayaa waxaa ka qeyb kalay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir Bahda ispoortiga iyo Taageerayaal isaga kala yimid Degmooyinka gobolka Banaadir.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.