Tartan kubadda cagta oo laga daah furay magaalada Faraweyne ee Somaliland

0
73

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Tartan kubada cagta ayaa laga daahfuray degmada Farawayne kaasi oo loo qabtay kooxaha ka dhisan deegaanada hoosyimaada Degmadaasi.

Daahfurka tartanka ayaa waxaa kasoo qaybgalay Maamulka Degamada, Dhallinyaro, Bahda Ciyaaraha iyo Degamada qaybaheeda kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.