Tartan kubadda cagta oo lagu maamuusayo bisha barakeysan ee Ramadaan oo laga daah furay Jalalaqsi.

0
196

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Tartan Kubadda Cagta ah oo lagu magac daray Ramadaan Cap ayaa laga daahfuray Degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan .

Tartanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay gudomiyaha ispoortiga degmada jalalqsi ee gobollka Hiiraan.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.