Tartan kubadda cagta oo lagu qabtay magaalada Arabsiyo.

0
165

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Arabsiyo ee gobalka Gabileey ayaa lagu qabtay tartanka kubadda ah kaasi oo loo qabtay Kooxaha ka dhisan Degmadaas.

Tartankaana ayaa waxaa ka qeybgalaya 21 kooxood oo ka dhisan Degmada Arabsiyo waxaa qabashadiisa iska kaashanaya maamulka Dowlada Hoose Degmadda Arabsiyo , Xildhibaan Foosiyo iyo Badda Ciyaaraha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here