Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha degmada Garoowe Cabduqaadir Maxamad Maxamuud ayaa soo xiray tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee loo qabtay dhalinyarada cuslaatay.
Ujeedka loo qabtay tartanka ayaa waxa uu ahaa is dhexgalka dhalinyaradda magaalada garoowe inta uu socday tartankaan waxa kaso qayb galay kooxo badan oo ka dhisan magaalada garoowe
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.