Tartan qur’aan akhris ah oo laga daah furay Muqdisho

0
45

Baladweyne (Radio Beerlula)- Jimciyadda taaj ayaa Magaalada Muqdisho ku Qabatay Munaasabad Lagu Daah Furyay Tartan Qur’aanka Kariimka ah oo ay ka qayb galayaan arday ka kala timid Dugsiyada Quraanka kariimka ee Magalada Muqdisho.

Daah furka Munaasabadda Waxaa Ka Qeeyb Hogaanka Jimciyadda Taaj Culuma Udiin Ardayda Ka Qeeyb Galeeyso Tartanka iyo Marti Sharaf Kale.

Warbixintan waxaa noo heysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.