Tartan qur’aan akhris ah oo lagu qabtay Jowhar.

0
44

Baladwayne (Radio Beerlula )-Mac,hada Cabdulaahi Ibnu Mascuud ee Magaaalada Jowhar ayaa ardayda wax kabarato uqabtay ardeyda tartan qu,aan aqris ah.

madasha tartanka ayaa waxaa goobjoog ah maamulka machadka culimo iyo waalidiin.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.