Baladweyne ( Radio Beerlula )-Tartanka Qur’aanka Kariimka ee bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa lagu qabtay xerada Xagardheer ee qaxootiga Dhadhaab, Kenya.
Ardayda ayaa ku tartamaya 30 jus labaatanka jus iyo tobanka jus ee Quraanka kariimka waxaa soo qabanqaabiyay culumada Xagardheer ee qaxootiga.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.