Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Dowalad gobaleedka Galmudug ayaa Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Dowalad gobaleedka Galmudug ku qabatay munaasabad lagu soo gabagabeeyanaay Tartanka Qur,aan aqris ah kaasi oo loo qabtay Ardayda dhigto dugsiyada quraanka ee magaaladaasi.
xeritaanka tartanka waxaa ka qayb galay maamulka magaalada Dhuusamareeb Culumo macalimiin iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud
Audio Player

