Tartan qur’aan akhris ah oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

0
39

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa magaalada Muqdisho kuso soo xiray Tartanka Quraan Aqriska Bisha Ramadaan ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.

Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Cabdicasiis Cusmaan Maxamed, Agaasimeyaal, Guddoomiye Kuxigeenada Arrimaha Bulshada Degmooyinka Gobolka Banaadir, Culuma’udiin, Maclimiimta Dugsiyadda, Waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here