Tartan quraan akhris ah oo lagu soo gunaanaday degmada Buula-Burde.

0
302

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Buula-Burte ee gobalka Hiiraan ayaa lagu soo gaba gabeeyay tartan quraan akhris ah oo loo qabtay 30 ardey kuwaasoo laga soo kala xulay ilaa toban dugsi oo ku yaalla magaaladasi.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here