Tartan Qur’aan aqris ah oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Fiiq

0
72

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Fiiq ee dowlad deegaanka Soomaalida itoobiyo ayaa lagu qabtay munaasabada lagu soo xiraayay tartan quraan aqris ah kaasi oo loo qabtay Ardayda dhigto dugsiyada quraanka kariimka ee magaaladaasi.

Ardayda ayaa ku tartamaya sodanka jus labaatanka jus iyo tobanka jus ee Quraanka kariimka waxaa soo qabanqaabiyay culumada magaalada fiiq.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here