Tartan Qur’aan aqris ah oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Raaso

0
164

Baladweyne  ( Radio Beerlula )-Tartan Qur’aanka kariimka ah ayaa lagu soo gabagabeeyey Magaalada Raaso ee gobolka Afdheer ee Dowalad Deegaanka Soomaalida Ethiopia.

Waxaa ka qeyb galay maamulka magaalada walidiin macalimiin ardayda Munsabadaan loo qabtay iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here