Tartan qur’aan aqris oo laga daah furay degmada cadaado

0
59

Baladweyne (Radio Beerlula)-Jimciyadda Al-Furqaan ayaa Magaalada Cadaado ku Qabatay Munaasabad Lagu Daah Furyay Tartan Qur’aanka Kariimka ah oo ay ka qayb galayaan arday ka kala timid deegaannada Galmudug Kaasi oo lagu Qabanaayo Magaladaaasi.

Daah furka Munaasabadda Waxaa Ka Qeeyb Galay Masuuliyiin ka Tirsan Maamulka Degmada Cadaado Hogaanka Jimciyadda Al-Furqaan Culuma Udiin Ardayda Ka Qeeyb Galeeyso Tartanka iyo Marti Sharaf Kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq