Tartan Qur’aan kariimka oo laga furay xarunta agoonta Afgooye

0
49

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xarunta Xanaanada Caruurta Agoonta ee Degmada Afgoye ayaaa laga daah-furay tartanka Qur’aanka Kariimka ee bisha Ramadaan ah oo ay ka qayb galayaan arday ka kala timid Dugsiyada Quraanka kariimka ee Degmada Afgoye.

Daah furka tartanka Waxaa Ka Qeeyb Culuma Udiin Ardayda Ka Qeeyb Galeeyso Tartanka iyo Marti Sharaf Kale.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.