Tartan qur’aanka kariimka ah oo laga daah furay magaalada Kismaayo

0
40

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa lagu Daah furay tartanka quraanka kariimka ah kaasi oo loo qabtay qaar kamid ah Ardayda dugsiyada magaalada Kismaayo.

Ardayda ayaa ku tartamaya 30 10 15 ilaa 5 jus ee quraanka kariimka si loogu ogaado heer kood Aqooneed.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.