Baladweyne ( Radio Beerlula )-Tartanka Quraanka Kariimka oo Maalmihii udanbeeyay socday ayaa lagu soo xiray Magaalada Raaso ee dalka Itoobiya
Munaasabada lagu soo xirayay tartanka ayaa wxaa ka qeeybgalay maamulka degmada Raaso Culimo waalidiin iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan
Audio Player