Tartan qur’aanka kariimka ah oo lagu soo gabagabeeyay Baladweyne

0
166

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Jimciyada tibyaan ayaa magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan ku qabatay munaasabad lagu soo xerayay tartan qur’aan aqris oo loo qabtay qaar kamid ardayda wax ka barato madarasooyinka magaalada.

Munaasabadda xeritaanka tartanka waxaa ka soo qayb galay gudiga tartanka culim-udiin walidiin dhalinyaro iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here