Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga daah furay tartan qur’aanka kariimka oo ay soo qaban qaabisay jimciyadda Al Tibyaan, waxana ka qeyb galaya 98 ardey oo ka kala socota 24 dugsi qur’aan.
Ardeyda ka qeyb galeysa tartankan ayaa ku tartami doona 30 ka juz, 10 ka Juz, iyo 5 ta juz.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen


