Tartan qur’aanka kariimka oo laga daah furay Hargeysa.

0
46

Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta maamulka soomaliland ayaa magaalada Hargeyso ka Daah-furtay tartanka quraanka kariimka oo aay qabaneeyso Musa’sada AL-KARAM islamarkaana aay taabo gilineeyso Dowladda hoose ee hargeysa.

Munaasabadda daah-furka tartanka ayaa waxaaa Goob joog ka ahaa masuuliyiin ka tirsan dowladda hoose ee hargeysa culumu udiin iyo xubno ka socday wasaaradda diinta iyo iyo Awqaafta maamulka soomaliland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Cabdinajiib Aweys Isaaq.